Call us

(+252) - 634019407

Camera • Video Editing • Social Media Marketing

Camera tayo sare leh, video editing casri ah,

Waxaan bixinaa adeegyo digital oo dhameystiran oo ay ka mid yihiin camera & production, video editing casri ah, iyo social media marketing istiraatiijiyadeysan. Ujeeddadeennu waa inaan dhisno content tayo sare leh oo kordhiya muuqaalkaaga, soo jiita macaamiil cusub, kana caawiya ganacsigaaga inuu si dhab ah u koro online.

Open Account

TERMS & CONDITIONS

TRUSTED BY 5+ POPULAR COMPANY
EXPERIENCE
0 +
ABOUT US

Hal-abuurka Muuqaalka & Kobcinta Astaantaada Dijitaalka ah

Waxaan ahay asaasaha iyo mulkiilaha Geeljire Media, oo ah shirkad casri ah oo diiradda saarta warbaahinta digital-ka, suuq-geynta online-ka, iyo horumarinta xirfadaha casriga ah.

Ujeeddadaydu waa in aan abuuro xalal hal-abuur leh oo ka caawiya ganacsiyada, dhalinyarada, iyo hal-abuurayaasha in ay si wax ku ool ah uga faa’iideystaan fursadaha dunida digital-ka. Geeljire Media waxay ku dhisan tahay kalsooni, tayo, iyo hal-abuurnimo, annagoo bixinna adeegyo ay ka mid yihiin: .

-Madar Osman | Director And Ceo of Geeljire media

Adeegayada aan u qabano

Our Expertize & Services.

Cursus vitae congue mauris rhoncus aenean vel elit scelerisque. Mauris pellentesque pulvinar pellentesque habitant morbi.

01

Social Media Marketing

Maamulista iyo Kobcinta pages-ka .

02

Duubista Muqaalada

Waxaanu kuu duubeynaa muqaal tayo sare leh .

03

Sameynta xayeysiisyada

Mamulista ads am xeyeysiimaha social mediaha.

04

Diyaarinta Menue

Diyaarinta iyo Quxinta Menu-ga .

05

Sameynta Websites-ka

Sameynta website profsional ah mid ganacasi iyo mid personal ah .

06

Sameynta Logoyinka.

Waxaanu sameynaa logoyinka iyo Rebaranding .