Waxaan ahay asaasaha iyo mulkiilaha Geeljire Media, oo ah shirkad casri ah oo diiradda saarta warbaahinta digital-ka, suuq-geynta online-ka, iyo horumarinta xirfadaha casriga ah.
Ujeeddadaydu waa in aan abuuro xalal hal-abuur leh oo ka caawiya ganacsiyada, dhalinyarada, iyo hal-abuurayaasha in ay si wax ku ool ah uga faa’iideystaan fursadaha dunida digital-ka. Geeljire Media waxay ku dhisan tahay kalsooni, tayo, iyo hal-abuurnimo, annagoo bixinna adeegyo ay ka mid yihiin: .
-Madar Osman | Director And Ceo of Geeljire media
Cursus vitae congue mauris rhoncus aenean vel elit scelerisque. Mauris pellentesque pulvinar pellentesque habitant morbi.
01
Maamulista iyo Kobcinta pages-ka .
02
Waxaanu kuu duubeynaa muqaal tayo sare leh .
03
Mamulista ads am xeyeysiimaha social mediaha.
04
Diyaarinta iyo Quxinta Menu-ga .
05
Sameynta website profsional ah mid ganacasi iyo mid personal ah .
06
Waxaanu sameynaa logoyinka iyo Rebaranding .